Fanaan hurdo la’aan ku riday Madaxweyne Musaveni oo Maxkamad la soo taagay

Fannaan caanka ah dalka Uganda oo noqday mudane ka tirsan baalramaanka kadibna mucaarad ku noqday madaxweynaha Uganda ayaa wajahaya eedo la xiriira khiyaano qaran, kadib marki ay maxkamad ka ridday danbi kale oo ahaa inuu qaatay hub sharci darro ah. Dhageysiga dacwadaha loo heysto Robert Kyagulanyi, oo ay dadka dhegeysta heesihiisa u yaqaanaan Bobi Wine, … Continue reading Fanaan hurdo la’aan ku riday Madaxweyne Musaveni oo Maxkamad la soo taagay